In ka badan 1500 qoys oo xaalad bini’aadminimo ku wajahaya deegaanno ka tirsan gobolka Mudug.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Galmudug ayaa sheegay in qoysas kor u dhaafaya 1500 oo qoys ay deegaano katirsan gobolka mudug ku wajahayaan xaalado bini’aadminimo oo ay ugu daranyihiin biyo la’aan iyo adeegyada kale sida caafimaadka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa