Haweenka Kismaayo Oo loogu baaqey in ay ka qeyb qaataan Nadaafada Deegaanka.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magalada Kismaayo ayaa mudooyinkii u danbeeyay ku taalbsaneysay Horumar dhinac walba ah iyadoo Wadooyin si casri ah loo dhisayna Dhawaan laga hirgaliyay.

Ururka Haweenka Kismaayo ayaa iyagu dhankooda kaalin muuqata ka qaadanaya Horumarada ay ku talabsaneyso Degmada Kismaayo.

Bilic soo celinta Magaalada ayay Door muhiim ah ka qaataan iyagoona si joogta u dar dar galiya nadaafada Wadooyinka iyo Goobaha Muhiimka ah.

Guddomiyaha ururka Haweenka Degmada Kismaayo oo Warbaahinta la hadashay ayaa kawarbixisay Doorka ay Haweenku ka qaataan Horumarka Degmada Kismaayo.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya