Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay daryeelka caafimaad ee hooyada u baahan tahay xiliga uurka.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hoyooyinka uurka leh ayaa inta badan la kulmo dhibaatoyin tiro badan iyago qaarkooda ay gacmahooda isugu gaystaan.

Hooyoyinku marka ay uurka leeyihiin ayaa lasoo daristo waxyaabo badan oo aysan qabin uurka ka hor kuwas oo u badan caafimaad darro lasoo gudboonaata hooyada uurka leh.

Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ka hawl gala xaruumaha caafimaad ee ku yaala Magaaalda Dhoobley ayaa faah faahin kabixiyay daryeelka caafimaad ee hooyada u baahan tahay xiliga uurka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya