Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkaan socdey mudo laba maalmood ah wuxuu u dhexeeyey Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KG, Mamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo, shirkadaha biyaha ee Warjinaay iyo caafi, waxaana qeyb ka ahaa Shirka Hay’adaha dhanka Wooshka kala shaqeeya Wasaarada,Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarey sidii loo horumarin lahaa adeega biyaha degmada Baydhabo iyadoo laga soo saarey Go,aano ku saabsan sidii loo dhaqan gelin lahaa wixii shirka lagu heshiiyey.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa