Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira Haween badan oo heysta Duruufo kala duwan ku kaliftey in ay Wadooyinka ku dawarsadaan kadib markii ay waayeen Xirfado iyo Fursado ay ku shaqeystaan,Hadana u baahan nolol Waxbarasho, Caafimaad, intaasna aysan awoodin.
Qaar kamid ah Haweenkaas oo ku nool Magaalada Baydhabo Heysatana durufahaas ayaa waxay Hay’adaha iyo Dowlada ka dalbadeen in shaqa abuur loo sameeyo si ay u helaan Nolol Wanaagsan Waxbarasho Caafimaad iyaga iyo Caruurtooda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa