Soomaaliya iyo Turkiga Oo kala Saxiixdey Heshiis ku Saabsan Korontada laga dheliyo Qashinka

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Heshiiskaan ay kala saxiixanayeen Laba Shirakadood oo laga Kala leeyahay Soomaaliya Iyo Turkia ayaa Waxaa goob jooga Ka ahaa Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha, Safiirka Safaarada Turkia ee Soomaaliya, Wasiiro DFS, Xildhibaano Ka Kala socday Laba aqal e Baarlamanka Soomaaliya Iyo Gobolka Banadir.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya