Wasiirka Maaliyadda Jubbaland oo daah-furay shirka dajinta qorshe miisaaniyadeedka Wasaaradaha Jubbaland

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta dhaqaalaha Jubbaland Mudane Axmed Cabdirisaaq Maxamed (Hanad) ayaa Maanta daah furay Shir loogaga arin sanayay dajinta Misaaniyad Sanadeedka Hay’addaha Dowlada ku baxeysa.

Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen Gudiga u qaabilsan Maaliyada Golaha wakiilada Jubbaland Wakiilo ka socday Hay’addaha Dowlada iyo xubna kale oo qaban qaabada Shirka qaabilsanaa Goobta waxa ay ku soo bandhigeen sidii looga wada xaajoon lahaa dajinta Misaaniyad Sanadeedka Hay’addaha Dowlada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya