Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Deegaanka Garas baaley ayaa ka soo Barakacay Deegaano ka tirsan Gobolada Shabeelada Hoose Baay iyo Bokool kuwaas oo siyaaba kala duwan Deegaanadooda uga soo Barakeceen iyagoo daruurfo ku heysata halka hada ay ku nool yihiin, maadama ay markii hore filayeen in nolol toodii hore dhaanta heli doonaan balse aysan helin.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya