Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Haweenka ganacsiyada yar yar ku leh Magaalada Jowhar gaar ahaan xaafadda Horseed ayaa walaac ka muujiyay hoos udhac ku yimid ganacsigooda kadib markii ay sheegeen inay jiraan culeysyo baddan oo xagga helida lacagaha Deytn looga qaato ah.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya