Dadka Deegaanka Biya-cade Oo loo dhisayo Dugsi sare.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare  Hir-shabelle Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Xildhibaan Yuusuf Xasan Macalin (Jeelle),Agaasimaha guud Wasaaradda Mudane Amiin Muqtaar Axmed, xildhibaano, Maamulka Degaanka biyacadde iyo waxgardka degaankaas ayaa si wadjir ah u dhagax-dhigay Iskuulka Hoose Dhaxe oo markii ugu horeesay laga hergalinya biya-cade.

Bulshada degaanka ayaa siweyn u soo dhaweeyay dhismaha Iskuulkan ayagoo sheegay inay baahi weyn u qabeen uguna mahadceliyay cidkasto ka gacan geeystay.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya