Hogaamiyaha ururka SYL kismaayo oo ka hadlay dhibaatada ay Dhalinyarada u leedahay Colaada.

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aasaasaha Ururka Hogaamiyayaasha Dhalinyarada Soomaaliyeed SYL C/laahi C/rahmaan Mahamed ayaa sheegay in dhalinyarada ay la kulmaan dhibaatooyin badan marka ay colaadaha dhacaan iyagoo ah hubka kaliya ee waqti walba la isticmaalo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa