Maamulka Machadka Imaamu Shaacifi oo kawarbixiyay muhiimadda ay leeyihiin mcaahidda lagu barto culuumta diiniga.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Machadka Imaamu Shaacifi ee magaalada Kismaayo Mawliid Maxamed Aadan  ayaa faahfaahin ka bixiyey muhiimadda ay mcaahidda lagu barto culuumta diiniga ah u leeyihiin bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah-faahinaya