Isticmaalka Gaaska cuntada Oo xal u noqday jarista dhirta Deeganada Galmudug

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isticmaalka gaaska ayaa noqotay mid ay ku boraarugeen Bulshada Soomaaliyeed kuwasi oo ay u isticmaalan inay cuntada ku karsadaan waxay tusale u tahay inay sii yaraaneyso isticmaalka badana ee dhuxusha taani waxay muhiim u tahay in laga joogsado xaalufinta dhiirta, waxana Maagalooyinka waaweeyn ka jira shirkado Ganacsi iibiya Gaaska Cunta.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya