Shir looga hadlayey quudinta caruurta wax ka barata dugsiyada dalka oo lagu qabtay Muqdisho

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir looga hadlayay quudinta Ardayda waxkabarata Dusiyada dalka ayaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka lagu qabtay.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee XFS waxaa ka soo qabgalay Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka XFS Wasiiru Dowlaha Wasaradda Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta Sare XFS Agaasimayasha Maliyada Waxbarashada ee XFS Hay’adda cunada ee WFP Shirka ayaa inta uu socday waa laysku raacay sidii loo caawin lahaa Ardayda Wax kabarata Dugsiyada dalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya