Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka iyo barakacayaasha kaamka alcadaala ee magaalada dhuusamareeb ayaa codsaday in lasoo caawiyo dadka kunool kaamkaasi kuwaas oo heystaan duruufo kala duwan sida cunto la’aan waxbarashada iyo hoy la’aan.
Gudoomiyaha kaamka iyo kuxigeenkiisa ayaa sheegay in dadka kaamka kunool ay haystaan caqabado kala gadisan ayna ubaahan yihiin in si deg deg ah loosoo gaaro.
Dadka ay soo barakicisay abaarta ayaaa soo gaarayay magaalooyinka waawayn si ay helaan nolol u dhaanta mida ay miyiga uga soo carareen.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya