Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad kooban oo ka dhacday xaruunta hey’adda daardo ee magaalada xudur oo labo baabuur oo nooca gaadiidka deg deg ah ee ambalaasta loo yaqaano loogu wareejiyay isbitaalka gobolka bakool iyo mch-ka daardo ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uliyiin kakala socday maamulka gobolka bakool iyo marti sharaf kale.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya