Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dugsigaan Lagu Barto Qur’aanka kariimka oo ku yaala Deegaanka Galoolyare oo 10Km U jeera Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa u muuqda mid sii dumaya maadama uu mudo dhisnaa, isagoo Geedaha Dhinaca u dhacay waxaana Carruurta Qur’aanka Lagu Baraa Banaanka Dugsi iyagoo looga Cabsi gaaba in uu kuso dhaco.
Samafale Cabdifataax oo ka mid ah Dadka Ka shaqeysa Samafalka ayaa sheegay in Dhismaha Dugsigaan oo ku kacayo Ku dhawaad 400 Dollar balse aan awoodin Bulshada Tuulada iyo Macalinka asagoona Shacabka ugu baagay inay ka qeyb qaatay Dhismahaan.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya