Dhalinyarada KG Oo Loogu baaqey in ay ka Faaideystaan Fursadaha Deegaanka ka jira

0
90

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Shaley Dunida laga xusey Maalinta Dhalinyarada Aduunka, ayaa inta badan looga hadlay Caqabadaha iyo Fursadaha horyaala Dhalinyarada Soomaaliya, inkastoo Dhalinyarada wajahayaan Caqabado badan hadana waxaa dalka ka jira Fursado u baahan in Dhalinyarada ka faaideystaan.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Koonfur Galbeed Xasan Cabdulkadir Mohamed oo khudbad u jeedinayay boqolaal dhalinyarada Baydhabo ka mid ah ayaa waxa oo si guud u sheegey inay jirto fursado aan ka Faa’iideysanin dhalinyarada gaar ahaan kuwa KGS asagoo raaciyay in ay dhalinyarada ay waqti  siyaan aminaanan in wax laga soo saari karo dhulka balse ay u baahan tahay inay dhalinyarada ka shaqeyaan Nabada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya