Shir looga-hadlayo Tayeynta iyo Daadejinta Adeegyada Caafimaadka oo laga daah furay Baydhabo

0
111

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Furitaanka shirkan waxaa kasoo qeyb galay Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka k.G wakiilo ka socday Wasaaradda Caafimaadka X.F.S hay’adaha Wasaaradaha kala shaqeeya adeeg bixinta caafimaadka iyo wakiilo caafimaad oo ka kala socday Deegaanada iyo Degmooyinka k.g.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya