Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hal abuurada ganacsiga oo ah kuwa ugu baaxadda weyn ee inta badan dunida laga isticaamalo waxaa ay isugu jiraan nuucyo kala duwan gabdho dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa soo kordhiyey hal abuur ganacsi oo ah mid nuuciisu ku cusubyahay Magaalada Cadaado,
Waxaana ay Degmada cadaado ka hirgeliyeen Maqaayad lagu diyaariyo nuucyada kala duwan ee cuntada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa