Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caruurta iyo Hooyooyinka ka soo jeeda dalka Yemen ee ku nool Muqdisho, ayaa waxaa la gaarsiiyey Adeeg Caafimaad Oo Bilaash ah, waxaana gaarsiisey Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed, oo ka shaneysa Ururka jilayaasha Mutatawiciinta Caafimaadka Soomaaliyeed iyo Isbitaalka Soomaali Swedish.
Munaasabada lagu gaarsiinayay Adeega Caafimaadka Qaxootiga Dalka Yamen ayaa waxaa goobjoog ahaa Madax ka tirsan Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed iyo Madaxda Isbitaalka Swedish.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa