Degmada Beleddxaawo oo si rasmi ah uga bilowday dhismaha waddo laami ah.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Beleddxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa saaka si rasmi ah uga bilowday dhismaha waddo laami ah oo ay Degmada yeelan doonto.

Mashruuca dhismaha wadadaan oo loogu magac daray mashruuca kasoo kabashada xasaradaha Soomaaliya oo uu dhararkeedu gaarayo 5km ayaa saaka ka bilaawatay koonfurta degmada Baledxaawo ee Gobolka gedo.

Maamulka Degmada ayaa bulshada ku dhiira galiyay taageerada Horumarka Deegaanka iyo inay la shaqeeyaan howl wadeenada wado dhismaha wadada.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya