Maamulka Magaalada Gaalkacyo oo la wareegay Gaadiid ay maamulka ugu deeqeen Qurbo joog Deegaanka ah

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta la waregay Gaadiid iskugu jira Cagaf cagaf iyo iska rogo kuwaasi oo ay soo bixiyeen Jahliyada Soomaaliyeed ee ku nool Qeybo kamid ah Dalka Mareykanka sida uu sheegay Guddomiyaha Degmada Gaalkacyo.

Gaadiidkan oo loogu talagalay in bulshada loogu ayaa Munaasabadii ay kula wareegayeen Maamulka Degmada oo ay Goob joog ka ahaayeen xubno ka socday Bulshada Qeybaheeda kala duwan ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxman Sheekh Xasan Jimcaale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya