Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ee casimada ku meel gaarka dawlad gobaleedka jubbaland ayaa ah magaalo sameneysa kobac dhanka dhismaha guryaaha lamiyada iyo ganacsiga.
maxamed axmed oo kamid ah ciidanka ilalaada wadooyinka magaalada kismaayo ayaa kawarbixiyay howlaha shaqo ee ay u hayaan bulshada soomaaliyeed.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya