Xaalad dhanka nolosha ah oo soo Wajahday Qoysas ku nool Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Garsaley waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoosyimaada Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka shabeellaha dhexe , dadka degan waxa ay la daalaa dhacayan Xaalado kala duwan oo dhanka nolsha ah kuwaasi oo saameyn xoogan ay ku yeelatay  fathaadaha Wabiga & abaaraha ka jira dalka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa