Bulshada degmada buur-Hakaba oo lugu Baaqey inay qeyb qaataan Dhismaha Garoonka Diyaaraha Degmadas

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Maamulka Cusub ee Degmada Buur- Hakaba dhawaan la doortey uu wado dadaalo la xiriira kor u qaadida Adeegyada Bulshada Degmadaasi ayaa waxaa uu maamulka uu dardar geliyey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmadaasi.

Madaxweynaha KG Abdiasiis Hassan Mahamed Lafta-gareen oo kor meer shaqo ku tagay dhismaha Garoonka diyaaradaha degmada buur-hakab ayaa bulsha qeybahooda kala duwan, dowladda federalka Somaliya iyo beesha caalamaka  ugu baaqey in ay ka qeyb qaataan dhismaha Garoonka diyaaradaha degmada buur-hakaba.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya