Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dumarka Soomaaliyeed oo halbowle u ah horumarka bulshada Soomaaliyeed ayaa meelaha ay kaalinta weyn ku leeyihiin waxaa ka mid ah adeegyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga kuwaasi oo lafdhabar u ah nolosha qoysas badan.
Waxbarshada haweenka ayaa kaalin mug leh ka qaadan karta hormarinta bulsho.Qaar kamid ah haweenka waxbartay ee ku nool degmada dhoobley ayaa ku baaqay in sara loo qaado waxbarashada gabdhaha.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya