Xiriirka Kubadda cagta Hirshabeelle oo sheegay in ay wadaan qorshe lagu horumarinayo Ciyaartoyda 17jirada.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiha xiriirka Ciyaaraha Hirshabelle Yuusuf Xaamud Jaras ayaa sheegay in ay xoga saari donaan tayeeynta caruurta 17 jirada si loo helo ciyaryahano Mustaqbal leh oo ka soo jeeda Hirshabelle.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa