Agaasimaha Waxbarashada Degmada Balcad oo Kawarbixiyay halka ay Mareyso dhismaha dugsiga Xanaanada caruurta

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoonka Waxbarashada Maamulka Degmada Balcad Ustaad Bashiir Cabdullaahi Cali ayaa kawarbixiyay meesha ay mareyso dhisamaha dugsiga xanaanada caruurta ee Degmada Balcad.

Dhisamahan ayaa waxaa horey u dhagax dhigay Wasiirka Waxbarashada Maamulka Hirshabele.

Bulshada ku nool Degmada Balcad ayaa baahi weyn u qabay dugsiga xanaanada caruurta kaasi oo dhawaan lafilayo in dhismahiisa lasoo gaba gabeeyo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya