Ka ganacsiga dharka Haweenka oo ku soo badanaya Degmada Dhoobley.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Maagalo dhacda xadka kala qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mudooyinkii danbe waxaa ku soo badanayay Carwoyinka lagu iibiyo Dharka Haweenka taasi oo qeyb ka ah Horumarada ganacsi ay sameyneyso Degmada.

Qaar kamid ah Ganacsatada iibiya Dharka Haweenka oo aan wareysi layeshay ayaan wax kaweydiyay waxyaabaha sababay in ay ku soo bataan Magaalada Goobaha lagu iibiyo Dharka Haweenka.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya