Mooto Bajaajta oo Shaqo Abuur Unoqotay dhalinyarada Jowhar.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyado dhalinyaro Badan Oo Wax Bartay Ama Wadada Wax Barashada Haaya ay Kusugan Yihiin Magalada Jowhar Ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabele ayaa Waxa ay Qabtaan Shaqooyin Kala duwan Kuwaasi Nolol Maalmeedkooda Halkaasi Karaadiya, Dhalinyaradaan ayaa Ku Xamaashta mootada Looyaqaano Mooto Bajaajta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa