Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa ka jira kaamam badan oo ku nool dad ku soo barkacay Degmada abaarihii la soo dhaafay ee dalka ka dhacay dadkaasi oo u badan dad da’ ah iyo carruur gaaray xiligadii waxbarashada.
Qaar kamid ah carruurta ku soo barkacay Degmada Xudur ee ku jira kaamamka ayaa Degmooyinkii ay ka imadeen waxay ku heysteen waxbarasho oo iskuulada ah balse markay soo gareen degmada Xudur ayaa gaabis ku imaaday waxbarashadooda.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya