Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan oo uu furay Wasiirka Shaqada iyo arimaha bulshada ayaa ahaa mid lagu baranayay xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta waxaana Tababarka loo furay ku dhawad 70 Arday oo wax kabarata Macadka xirfadaha farsamada gacanta Qaranka ee loo yaqaano xero Jarmal.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya