Wado gaadiidley Kismaayo dhib ku qabaan maristeeda oo dayactir lagu sameynaayo.

0
94

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wado bacaad ah oo isku xirta koontaroolka sacmooja ee Magaalada Kismaayo iyo deegaanada dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maristeeda dhibaato badan kala kulma gaadiidleyda istimaala wadadaasi.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya