Magaalada Kismaayo oo lagu qabatay Todobaadka Xuska Naas nuujinta Caalamka.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay Munaasabada Xuska Todobadka Naas nuujinta Aduunka oo Sanad walba Caalamka laga xuso 1-7 Bisha Sideedaad halka ku dhiga Sanadkan ayaa ahaa Fursad siinta Hooyooyinka Shaqeeya in ay ubadkooda naaska nuujiyaan.

Munasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Dhaqaatiir iyo marti Sharaf kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya