Degmada Guriceel oo laga hirgalinayo xarun caruurta Agoonta wax lagu barayo.

0
93

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Iqra foundation ayaa Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ka hirgalineysa xarun caruurta Agoonta ah wax lagu barayo.
Xarunta ayaa ka kooban qeybo kala duwan sida masaajid, madaraso caruurta wax lagu bari doono iyo qayb loogu tala galay quudinta caruurta Agoonta ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya