Dhalinyarada ka ganacsatada Xoolaha nool oo ku soo badanaya Dhoobley.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose iyo Deeganada hoos yimaada ayaa ah Deegaan si weyn looga Dhaqdo Xoolaha noocyadooda taasi oo u horeeday Da’yar badan oo ku nool Magaalada Dhoobley in ay ku dhiiradaan Ganacsiga Xoolaha si ay noloshooda ugu maareyaan Ganacsigaasi.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ka ganacsatada Xoolaha nool oo aan wareysi layeelanay ayaan wax kaweydiinay waxyaabaha sababay in ay Dhalinyaradu ay ku soo bataan Ka ganacsiga Xoolaha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya