Dhalinyaro ku nool Magaalada Jowhar oo loogu baaqay inay bartaan xirfadda Computarka.

0
95

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kumbuyuutarka waxaa laga adeegsadaa meelo aad u tiro badan oo ka mid ah guud ahaan caalamka,nolosha casriga ah oo aan hada ku jirno waxaa aad u adag in la helo xirfad lagu shaqeeyo oo aanan la isticmaalin aaladan kumbuyuutarka ah.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya