Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka bilowday indho fiiqis lacag la’aan ah taasi oo ay ka faa’iideysanayaan ku dhawaad kun Qof oo dan yar ah Indho fiiqistan ayaa socon doonta ilaa todobadka danbe.
Mashruucan ayaa waxaa Maalgalinaya Hay’adda Human Appeal iyo Bangiga Horumarinta Islaamka waxaana fulineysa Wasaaradda Caafimaadka XFS.
Masuuliyiinta Mashruucan gacanta ku haya ayaa Sheegay in laga fulin Doono Saddex Magaalo oo kala ah Muqdisho Luuq iyo Baraawe.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya