Haweenka Deegaanka Cabdulle Birole oo loogu baaqay in xiliga dhalmada ay tagaan goobaha Caafimaadka

0
117
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanado ka hor intii aan xarunta hooyada iyo dhalaanka laga hirgalin deegaanka Cabdulle Biroole, haweenka deegaankaas ku nool ee uurayda ah waxaa ay ahaayeen kuwo ku dhala guryaha mana heli jirin daryeel Caafimaad oo ku filan.
Dr`s Foos Macalin Bile oo ah umuliso ka shaqaysa xarunta hooyada iyo dhalaanka deegaanka Cabdulle Biroole ayaa haweenka ku nool deegaankas iyo tuulooyinka hoos ugu  baaqday in ay tagaan xarumaha caafimaadka haweenka uurka leh xiliga dhalmada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya