Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Jubbaland Cabdinasir Seeraar Maax ayaa sheegay in Wasaaradiisu waxbarasho lacag la’aan ah siin doonaan qaar ka mid ah Ardeyda wax ka barta Deegaanada Jubbaland.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya