Dhismo cusub oo lagu soo kordhiyay kawaanka gowraca xoolaha ee Degmada Kismaayo oo xarigga laga jaray

0
121

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Kismaayo oo ay wahelinayaan maadaxa dhaqalo uruurinta ayaa kormeer shaqo ku tagay Saylada xoolaha ee Degmada kismaayo iyagoo goobtaasi kula kulmay ganacsatada iibsada xoolaha iyo qaar kamid ah dadka keena xoolaha.

Ujeedada kormeerka ayaa ah in Dowlada Hoose ay ganacsatada ku wargalisay in xoolo aan soo marin suuqa aan lagu gowracin Magaalada Kismaayo muhiimna ay tahay in la keeno Suuqa Xoolaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya