Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay nidaamka casriga ah ee Furdooyinka.

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland ayaa manta Magaalada Kismaayo ka daah-furay nidaamka casriga ah ee Furdooyinka.

Nidaamka cusub ee laga hirgaliyay Degmada kismaayo ayaa lajaan qaadaya nidaamyada furdooyiinka ee caalamka waxaana uu fududeynayaa guud ahaan shaqada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya