Dhalinyarada Cuslaatay ee kismaayo oo jimicsi joogto ah Ku sameeya Garoonka Waamo.

0
104

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Jimicsiga wuxuu qeyb ka qaataa Caafimaadka Qofka,waxayna dhaqaatiirta bulshada ku wacyi geliyaan in ay dadku sameeyaan Jimicsi,kaas oo u wanaagsan xanuuno badan oo bulshada Soomaaliyeed la daalaa dhacayaan.

Garoonka Kubadda Cagta Waamo ee magaalada Kismaayo waxaa aroor walba jimicsi u taga Odayaal iyo Dhalinyaro,iyagoona halkaas ku sameeya Aalamiintada noocyadeeda kala duwan,waa kuwaan qaar ka mid ah dadka Jimicsiga u taga Garoonka oo Iiga waramaya is badalka ay sameeyeen iyo waxyaabaha ku kalifay in ay subax walba kalahaan.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya