Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Cagaarshowga Adduunka ayaa la xusaa sannad kasta 28-ka Luulyo si kor loogu qaado wacyigelinta ku saabsan qatarta cudurka cagaarshowga kaasoo ku dhaca beerka islamarkana sababa cudurka kansarka.
Golaha Caafimaadka Adduunka ayaa taageeray ciribtirka cagaarshowga fayraska sida khatarta caafimaadka dadweynaha oo ay ku jirto dhibaatooyinka ay kala kulmi karaan hooyooyinka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa