Guddomiyaha Ururka dhalinyarada SOYHO ee kismaayo oo kawarbixiyay waxqabadka ururkaasi.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka rajada Dhalinyarada Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Loyaqan SOHYO qaybtisa Magaalada kismaayo oo ah urur inta Badan qabta Hawlo sama Fala ayaa Xuuga saara Caawinta Dadka Danyarta ah ee ay Abaruhu sameyaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya