Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan oo ay soo qaban Qaabisay Wasaaradda Gargaarka iyo mareynta musiibooyinka Jubbaland islamarkaana loogaga hadalayay sidii looga hortagi lahaa Fatahaadaha Roobka iyo saameynada ka dhasha ayaa waxaa ka soo qeyb galay Qaar kamid ah Masuuliyiin ka socday Wasaaraddaha Jubbaland Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo mareynta musiibooyinka Jubbaland iyo Ha’yadaha bah wadaagta la ah Wasaaradda iyo sido kale Marti Sharaf kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya