Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo mareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa Maanta Qoysas Dan yar ah oo Dagan Deegaanka Goobweyn u qeybisay Soolarada ku shaqeeya Cadceeda.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo mareynta musiibooyinka Jubbaland oo goob ahaa goobta lagu qeybinayay Qalabkan ayaa Sheegay in Mashruucan oo ay Wasaaradu si toos ah u fulineyso loogu talagalay Dadka Danyarta ah ee Dagan Deegaanka Goobweyn ee Waqooyiga Degmada Kismaayo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya