Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee Dugsiyada dhexe ee Jubbaland waxaana sanadkan ka qeyb galay in ka badan 3000 oo kun oo Arday oo isugu jira Wiilal iyo gabdho.
Cabdinaasir Seeraar Maax Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa warbaahinta u akhriyay liiska Ardayda kaalmaha hore ka gashay Imtixaanka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya