Isbitaalka Banaadir oo la dhigay Carruur soo ritay Cudurka Jadeecada.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sii kordhaya Kiisaska Cudurka Jadeecada uu soo ritey Carruur fara badan Magaalada Muqdisho ku nool kuwaasi oo la la dhigey Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka Ee Banaadir oo lagula tacaalayo Xaaladooda Caafimaad.

Dr Cumar Cabdulle Jimcaale Madaxa Qeybta Karantiilka Isbitaalka Banaandir ayaa si faah-faahsan uga hadlay Kiisaska Cudurka Jadeecada ay qaabileen iyo waxyaabaha sababay in waqtigaan uu soo bato kiisaska uu soo ridanayo Cudurkan Jadeecada iyo sida ay tahay in loola dagaalamo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya